TACSI TIIRAANYO LEH: Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle iyo xaaskiisa marwo Maryan Maallim Afrax Roble, waxay TACSI tiiraanyo leh u diraayaan qaraabaddii iyo qoysaskii uu ka geeriyooday marxuum Sheekh Maxamed Caddow Max’uud Saaqey ( Dhagaweyne) oo ku geeriyooday magaaladda Muqdisho taariikhdu markey aheyd May 24, 2012, iyada oo ay “xabad wiifta ah” ayku haleeshay agagaarka Suuqa Bakaaraha.
Sheekhqu wuxuu caan ka ahaay waqooyiga muqdisho, gaar ahaan xaafadda jungal ee degmada Yaaqshiid, Sheekhqu wuxuu ifka kaga tegay laba xaas iyo seddeed carruura ah, oo kala ah 5 wiil iyo 3 gebdhood,
sida la filaayo berri oo ah Jimco ayaa Sheekha lagu aasidoonaa agagaarka Iskuula Boliisaya.
Marxuunka waxaa ilaahay looga baryayaa in uu ka waraabiyo Jannatul Fardowsam qaraabaddii iyo qoyskii uu ka geeriyoodayna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, Aamiin Amiin.
Tacsi taas la mid ah waxaa diraaya mas’uuliyiinta kala ah:-
1) Gen. Hassan Ali Mohamed Abdulle
2) Danjire Mohamoud M. Tifow
3) Guddoomiye Muhuddiin H. Jurus
4) Nabaddoon Mohamed Roble Alasow
5) Nabaddoon Xaaji Mukhtaar Macallim
6) Nabaddoon Sabriya Mohamoud
7) Haji Ahmed Tifow Sabriya
8) Sheekh Cumar Tifow
9) Haji Aw Ahmed Mallim Afrah
10) Haji Cumar Mallim Afrah
11) Sheekh Qaasim Aw. M.Alasow
12) Haji Abdirahman H. Sabriya
13) Haji Moh’ed H. Cumar
14) Haji Cali H. Gabow
15) Haji A/qadir H. Ali Gab
16) Sheekh A/llahi Sh. Yusuf
17) Sheekh Xasan Ga’al
18) Xaaji Gabow Jinow
19) Haji Jin Moh’ed Moh’ud
20) Haji Cumar Yeberow
21) Haji Cumar Macaalim Dheere
22) Haji Sabriya Tohob
23) Aw Muhumad G. Aw Hilowle
25) Heer Maxaamed Indhayare
26) heer Aw Hilowle Sabriya
27) Sheekh Moh’ud Yusuf M.M.
28) Heer Haji Abdulle M. Qeylow
29. Heer Haji Hassan Tifow
30) Heer Moh’ud Barrow
31) Heer Haji Cunsheeye Beerey
32) Heer Maxaad Mahdi
33) Heer Ali Maxaad Abdulle
34) Heer Sheekh Hilowle Cosoble
35) Heer Roble Calasow
36) Heer Maxaad Xasan Suubiye
37) Sheekh Xuseen Aw Cali
38) Macallin Cabdi Aw Cismaan
39) Nuur Eestaro
40) Geeddi Gaal
41) Faarax Ey-toogta
42) Nabaddoon Abdulle Sheekh Hilowle
43) Haji Mohamoud ( Cijaweyne)
44) Heer Haji Mohamoud Moh’ed Cariif
45) Heer Macallim Maxaad ( Garbowd)
46) Heer Xaaji Diiriye Sebriya
47) Heer Haaji Maxaad ( Tacbaan)
48) Abdullahi Haji Cumar Maxaad Mahdi
49) iyo Dhammaan Qarraabadda meelkasta
dunida haka joogaanee
Afhayeenka Nabaddoonka
Beesha, Md. Ismaaciil Maxaad Dheere
