CED-Som
Arrimaha Bulashada

Ayaan Xersi oo qaadatay dhalashada dalka Mareykanka (Video) »

Ayan-hersi

01:30 pm | Ayaan Xirsi Ali oo asalkeeda ka soo jeeda dalka Soomaaliya balse haysatay dhalashada wadanka Netherlands horayna ugu soo mid noqotay Baarlamaanka Netherlands ayaa hada qaadatay dhalashada Mareykanka waxa ayna sheegtay in 25 kii…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Niyadeeda weligeed kama baxeysid hdaad sidaan u sameyso Ninyahoow »

love

09:05 pm | Xilliyada xiisaha iyo soo jiidashada badanaa dhalinyarada ama raga aan iraahdee waxey dadaal xoogan u galaan sidey u soo jiidan lahaayeen gabadha ay ishoodu ka heshay, mid walbana wuxuu ku dadaalaa talaabooyin uu…

May 17 2013 / No Comment / Read More »

Ajaaniib shaqo u soo doontay Muqdisho (Video) »

somalia

02:41 pm | Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya markii ay ku guuleysteen in ay xoogaga Al-Shababaab ka saaraan magaalada Muqdisho iyo qeybo ka tirsan gobolada dalka Soomaaliya waxaa la helay xasilooni ganacsatada iyo shacabka ku…

May 16 2013 / No Comment / Read More »

Actarad caan ah oo labadeeda naas iska bixisay (Video) »

Jolie

02:18 pm | Xiddigta Hollywoodka ee Angelina Jolie ayaa laga saaray labadeeda naas kadib markii baaris in mudo ah u socotay lagu ogaaday in laga helay dhiicaanka cudurka halista ah ee Kansarka ku dhaca Naasaha, sidaasi…

May 15 2013 / No Comment / Read More »

Daawo Film-ka Hubso oo ah Somali Short Film »

Hubso

10:58 am | HUBSO Waa Film Soomaali ah Soo saaristii Kooxda Dhambaal Writer and Director Zaki Olol Diirshe Camera And Edeting Ali Asluub Sweden-Eskilstuna 2013 HALKAAN KA DAAWO HUBSO OO DHAMEYSTIRAN…

May 15 2013 / No Comment / Read More »

Franck Ribery oo ka carooday Khamri lagu shubay maadaama Muslim yahay »

ciyartoy-qamri

01:10 am | Jerome Boateng iyo Franck Ribery oo ka mid ah ciyaartoyda kooxda Jarmalka ah ee Bayern Munchen ayaa isku xanaaqsan isla markaana salaanta iska qaadin kadib markii Jerome Boateng uu farxad daraadeed ugu qubeeyay…

May 14 2013 / No Comment / Read More »

Lamaane aakhiro isla aaday iyagoo isku dhaggan (Daawo) »

lamane

08:31 pm | Lamaane u dhashay dalka Bangaladesh islamarkaana ka mid ahaa dadkii shaqaalaha ahaa ee uu dabaqa ku soo dumay dhawaan ayaa waxaa la helay iyagoo isku dhagan oo isla dhintay. Dhacdadan oo ka yaabisay…

May 13 2013 / No Comment / Read More »

Daawo Nin dhimasho raadinaayo oo loo diidayo »

cajiib

01:20 pm | Goob Train Station ah ayaa waxaa ka dhacday arin cajiib ah, kadib markii uu halkaasi yimid nin dhimasho doonayay, kaasoo mudo daqiiqado ah sugayay Train meesha soo mara si uu iskuugu tuuro, kadibna…

May 13 2013 / No Comment / Read More »

Liibiya ilaa Sweden waa video laga duubay Cumar & qaxootinimadiisa »

refugee_Story

10:30 pm | Cali Cumar hadda wuxuu ku nool yahay dalka Swedan, wuxuu ka sheekeynayaa rafaadkii uu u soo maray Tahriibka Liibiya ilaa Tunisia. Cali Cumar wuxuu ka sheegeeyay nolosha adag ee uu soo maray ka…

May 11 2013 / No Comment / Read More »
Somali News

Booliska Holland oo xalay kala eryay taageerayaal xusayay 18-ka May »

18-ka-may-1

05:46 pm | Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Booliska kenya oo toogtay Nin Falal Argagaxisnimo maleegayay »

police

02:22 pm | (WF News) Ciidamada Booliiska Dalka kenya ayaa toogtay maanta nin looga shakiyay falal argagaxisnimo asaga iyo xaaski xili uu…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Khabiir ka Faaloodo Arimaha Geeska Africa oo ka hadlay arimha Somalia iyo Somaliland »

Faisal_Roble

08:52 am | (WF News) Faysal Cabdi Rooble waa qoraa ka faaloodo arimaha Geeska Africa waxa uu sheegay xili uu ka hadlyay…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Magaalada Wajeer oo Xalay Sargaal Boolis lugu dilay »

ciidamada-kenya

08:23 am | (WF News) Sargaal ka tirsan ciidama Booliiska Magaalada Wajeer ee Dalka Kenya ayaa xalay kooxa hubaysan waxa ay ku…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Xildhibaano ka hor yimid Mooshin Xukuumada laga diyaariyay »

Copy-of-Fadhiga-barlamanka-5

08:19 am | WF,News) Xilidhibaan C/qaadir Cabdi Xaashi oo ka mid ah xilidhibaanada Soomaaliya ayaa ka horyimid in xiligaan Mooshin laga keeno…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Amaanka Gobalka Hiiraan oo isbadal ku yimid »

GUDOMIYAHA-GOBOLKA-HIIRAAN-13-300x225

08:10 am | (WF News) Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo ayaa sheegay in amaanka Gobalka Hiiraan uu ka soo raynayo kadib…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Bandow ka dhaqan galay Xaafada Hantiwadaag ee Magalada jowhar »

fiqijowhar29

07:25 am | (WF News) Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobalka S/ Dhexe ayaa sheegaya in Xalay Ciidamada Amniga Magaalada…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Gabadhii madaxeeda buufsamay oo qaliin lagu sameeyay:Sawirro »

rona-bufin-1

12:23 am | Roona Begum waxay ku dhalatay biyo madaxa kaga jiro kuwaasoo marba mar isa sii abuurayay, iyadoo culeeskeeda markii laba…

May 19 2013 / No Comment / Read More »

Turkiga oo xaruntii ugu weyneyd ee waxbarasho ka furay Muqdisho »

iskul-turki-1

11:56 pm | Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray iskool loogu talagalay in agoonta lagu xannaaneeyo, waxna ay…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Madaxweyne Xasan Sh. oo ka hadlay arrimaha Kismaayo iyo Somaliland »

xasanoow

03:06 pm |  Madaxweynaha Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay arrimaha ka taagan Jubooyinka iyo maamulka Somaliland oo…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Wafdigii ka socday IGAD oo kulamo ka bilaabay Kismaayo »

IGAD

02:52 pm | Waxaa maanta magaalada Kismaayo gaaray wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Axmad Siilaanyo “Adduunka wuu na hagraday inuu na aqoonsado” »

siilaanyo3

02:11 pm | (WF News) Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Sinlaayo ayaa maanta khudbad dhinacya badan taabanaysa ka jeediyay Munaasabad balaaran…

May 18 2013 / No Comment / Read More »

Somaliland oo u dabaal dagaysa 18 May »

SomalilandUK18may

08:43 am | (WF,News) Maamulka Somaliland maanta oo kale waa maalintii ay ku dhawaaqeen in ay gooni isku taageen sanadku marka ahaa…

May 18 2013 / No Comment / Read More »
SI AAD U HESHO WARARKEENA NALA SAAXIIB

MOST RECENT

  1. Booliska Holland oo xalay kala eryay taageerayaal xusayay 18-ka May
  2. Booliska kenya oo toogtay Nin Falal Argagaxisnimo maleegayay
  3. Ayaan Xersi oo qaadatay dhalashada dalka Mareykanka (Video)
  4. Khabiir ka Faaloodo Arimaha Geeska Africa oo ka hadlay arimha Somalia iyo Somaliland
  5. Magaalada Wajeer oo Xalay Sargaal Boolis lugu dilay
  1. Jeelle: Waxaan ka naxay markii aan arkay Indhacade oo soo dhoweynaya Yuusuf Garaad. MIyaysan muujinyayn in Yuusf...
  2. hassan m.said: bismillah markaay soomaaliya aay deganeeyd,soomaalidu sidan beey u calool fiyooweeyd, una ciyaar...
  3. Qaran doon: Yuusuf garaad in uu ka tago BBCda kuma imaanin si fudud isagana kama aanu ruqsaysan, laakiin waxay ka mid...
  4. Axmd: Allaa dhamaystiran. Hadduu Yuusuf Garaad dhamaystiran yahay cid qabyo ahaanba jirin.Tolkiisiina waa ka tageen...
  5. puntlander: asc! shaydaab cali dheeor waxaad ogaataa narka hore inuu ilaah dadka dilo uusan isaga wax dili kirin iyo...
  6. Qaran doon: wiilka iyo gabadha mar hore ayaan u sheegay guusha kaliya oo ay gaari karaan in ay tahay in ay iska...
  7. Gabar soomaaliyeed: Dhamaan umada muslimiinta ah kana sii ah soomaalida Waxaad ilawdeen ramadaantiinii waxaan idiin...
  8. Qurbaawi Uk: Meeshaan waxaa kamuuqata Mooryaanimadii London uu kalatagay oo uu Muqdisho lategey Dhinaciisa mooryaan...
  9. Ahmed: asc Dhamaan Ilaahay ha laga cabsado waa Ramadaan ha ilaawina. Maqaalada noocan oo kale ahi waa kuwa cadaynaya...
  10. PIS SIRDOONKA: Yusuf garaad iyo daarood neceeb maxaa kalaheesta!!!!!!! Yusuf garaad wuxuu aamin san yahay in daarood...

Booliska Holland oo xalay kala eryay taageerayaal xusayay 18-ka May »

05:46 pm | Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay dagaal gacan ka hadal ah, iyadoo tiro dad ah xabsiga loo dhigay, iyadoo dagaalkaan la isku adeegsaday tooreeyo sida la sheegay. Labo ruux oo dhalinyaro ah oo da’doodu lagu kala sheegay 17 jir iyo 22 jir ayaa dhaawacyo yar yar ka soo…

May 19 2013 / No Comment / Read More »
18-ka-may-1

The International Somalia Conference final communiqué. »

08:43 pm | British Foreign & Commonwealth Office Tuesday, May 07, 2013: The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia. Last year Somalia’s eight-year transition ended and Somalia chose a new,…

May 7 2013 / No Comment / Read More »
press-confrence

Taariikhda Tababaraha cusub ee Manchester »

05:29 pm | Kooxda ugu caansan adduunka ee Manchester United ayaa loo magacaabay inuu leyliyo Tababaraha reer Scotland ee David Moyes oo horay macallin ugu ahaa kooxda Everton oo guulo badan uu gaarsiiyay mudadii uu leylinayay. David Moyes ayaa badalay Macalinkii hore ee ay isku wadanka kasoo wada jeedaan Sir Alex Ferguson oo todobaadkan ku dhawaaqay inuu ka…

May 10 2013 / No Comment / Read More »
David Moyes

Qormo:15ka May bilowgii Gobonimo doonka Soomaaliya »

01:00 pm | Dalka Soomaaliya oo mudo 53 sano ka hor iska dul qaaday hadamadii Gumeystihii Talyaaniga iyo Ingiriiska, waxaa mudnaantaasi iska lahaa 13 dhalinyaro Soomaaliyeed oo hoggaanka u hayey Xisbigii Gobonimo doonka SYL (Somali Youth League) oo horay loo oran jiray SYC, dhalinyaradaasi oo ku mideysnaa qiiro wadaninimo oo ka dhiidhinayey gumeystihii dalka ku soo duulay. 70…

May 15 2013 / No Comment / Read More »
syl_1

Ayaan Xersi oo qaadatay dhalashada dalka Mareykanka (Video) »

01:30 pm | Ayaan Xirsi Ali oo asalkeeda ka soo jeeda dalka Soomaaliya balse haysatay dhalashada wadanka Netherlands horayna ugu soo mid noqotay Baarlamaanka Netherlands ayaa hada qaadatay dhalashada Mareykanka waxa ayna sheegtay in 25 kii April ee sanadkaan ay martay dhaarta dhalashada Mareykanka kadib markii muddo ay ku nooleyd Dalkaasi. Waxay sheegtay Ayaan Xirsi in ay si…

May 19 2013 / No Comment / Read More »
Ayan-hersi

English News

press-confrence

The International Somalia Conference final communiqué. »

08:43 pm | British Foreign & Commonwealth Office Tuesday, May 07, 2013: The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by…

May 7 2013 / No Comment / Read More »

Qormooyinka

syl_1

Qormo:15ka May bilowgii Gobonimo doonka Soomaaliya »

01:00 pm | Dalka Soomaaliya oo mudo 53 sano ka hor iska dul qaaday hadamadii Gumeystihii Talyaaniga iyo Ingiriiska, waxaa mudnaantaasi iska lahaa 13 dhalinyaro Soomaaliyeed oo hoggaanka u hayey Xisbigii Gobonimo doonka…

May 15 2013 / No Comment / Read More »
sheekh-suufi

Taariikh:Saadaashii Sheekh Suufi ee burburkii magaalada Muqdisho »

01:54 am | Sheekh Cabdiraxmaan Bin Cabdalla Al Shaanshiyi wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, sannadku markuu ahaa 1829kii, wuxuuna ka dhashay beesha Soomaaliyeed ee shaanshiiyada oo asal ahaan ka soojeedo waddanka jejniya ama…

Apr 17 2013 / No Comment / Read More »

Cayaaraha